
Hargaysa (RH)-Magaalada Hargaysa, waxaa ka socota qaban qaabada soo dhawaynta weeraryahankii horre eexulka dalka Nigeria ๐ก๐๐ฎ๐ป๐ธ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ป๐.
Qaban qaabada xididigan ayaa si wayn uga socota magaalada, waxaana wadooyinka magaalada la suray boorar ay sawirkiisa ku dhagsan yihiin iyo hal ku dhigyo lagu soo dhaweenayo.
Nwankwo Kanu ayaa u soo cayaaray kooxo badan oo Yurub ka dhisan sida Arsenal, West Bromwich Albion, Inter Milan iyo Ajax.
Imaatinkiisa ayaa ku soo aadaya iyadoo magaalada Muqdisho dhawaan la filayo in ay yimaadaan xiddigo kale oo caan ka ahaa kubadda cagta adduunka oo ka soo jeeda qaaradda Afrika, waxaa ka mid ah Samuel Eto'o.
Radio Hormuud
Studio 3
Hargaysa-Somaliland